jallaadan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-dmay, -dantay; -dmi)

Kutub wax jildi la geliyey noqosho. ld jillaadan¹.

jallaadan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)

Kutub wax jildi la geliyey ahaansho. ld jillaadan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jallaadan

jallaadmid [m.f.dh]
eeg jallaadan¹. ld jillaadmid.

jallaadnaan [m.f.dh]
eeg jallaadan². ld jallaadnaansho, jillaadnaan, jillaad-naansho.

makaraan [m.l] (-nno/makaraan, m.dh)
1. Cadad, qori ah oo dhir gaar ah laga soo jaray, oo harag ku jallaadan oo caadaqaatayaashii hore, kolka wiilasha dhashay wax laga siiyo ay u xiri jireen. 2. Qardhaas; xirsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg