Jallaaf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Cid socota si ay u kufto lug u dhigid. ld jallaafee, jillaaf, jillaafee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jallaaf

jallaafee | jallaafeyn | jallaafid | jallaafo | jillaaf | jillaafeyn | jillaafid | jillaafo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg