Jaloof

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(bot.) Qolofta sare, adag ee digirta, lowska iwm leeyihiin oo iniinuhu ku dhexjiraan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaloof


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg