Jamce

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Maalinta u dhaxayso, sabtiga iyo axadda. ld jimce, jimco.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jamce

jimce | jimco |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg