Jameeco
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dad isku meel wada deggan oo ku nool. 2. (-ooyin, m.l) Ururo diimeed oo meel wada deggan.3. Dad salaad wada tukanaya. ld jameecad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jameeco ↴
jameecad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg