Janan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Derejo sare oo ciidamadu leeyihiin oo ka sarreysa gaashaanle sare.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga janan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg