janfar
(m.dh) (-ro, m.l)

Dhalfo; gonfor; jeefaar. ld fanjar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh janfar

fanjar [m.dh]
ld janfar.

jeefaar [m.dh]
Dhalfo; kabar; janfar; gonfar.

kabar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Janfar, jeefaar; dhalfo. 2. Qalab qori ama bir ka sameysan lehna albaab iyo khaanado, dharka iwm lagu rito; armaajo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg