Janjal
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Saabka gadawgiisa sare ee wareegsan. 2. Qufad yar oo lagu rido alaabta udugga ah. 3. J. ah: qof toosan oo qurxoon.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga janjal ↴
janjali | janjalin |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

