Jaqaf

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-fyo, m.l)

1. Weel sida badan bir ama caag ka samaysan oo qashinka lagu qaado. 2. Qalab duug ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaqaf


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg