Jar-iskaxoor

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-rro, m.dh)

J. ah: qof khatar isku dhextuura, oo aan ka fekerin cawaaqibka dambe. ld jar-iskatuur.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jar-iskaxoor

jar-iskatuur | jar-iskatuurnimo | jar-iskaxoornimo | qar-iskatuurnimo | qar-iskaxoornimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg