Jaree

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive Isrogrogga:

2 (-reeyay, -raysay) 1. (f.g) Xarig jare ah xoolo ku xirid. 2. (f.mg) Dheesha jarta ku adkaan. 3. (f.mg) Baqdin, naxdin ama xanuun la gariirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaree

dabuuq | dharrooc | jarayn | jareer | jareexayn | jareexee | jareexo | kadiidyo | jareer |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg