Jarjaran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay)

Wax mid ahaa oo qaybo loo googooyay noqosho.


Jarjaran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Wax mid ahaa oo qaybo loo googooyay ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jarjaran

alaab caydhiin | jarjarmid | jarjarnaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg