Jay
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld jaay. Dhagxaan yaryar oo dhismaha loo isticmaalo. 2. J. ah: qof dhuuban oo xoog badan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jay ↴
xaajayaqaan | gaajaysan | gaajaysnaan | gaajaysnaansho | jaay | qaajay | qaajaysan | qaajaysnaan | qaajaysnaansho | barjayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg