Jaynafsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax jaynaf ku dhacay ahaansho (dibno).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaynafsan

jaynafsanaan | jaynafsanaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg