Jeeb-isgudub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

(xis.) Marka shaxan adke ah loo jaro sallax ahaan ama shaxan sallax ah ee ka soo baxa jariddaas oo kale. Tusaale ahaan, j.i.ka mara dhex-bartanka kubbad waa goobo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeeb-isgudub


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg