Jeedshe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shayaal, m.l/dh)(xis.) Xarriiq toosan oo la xiriirta toobineed. Fogaanta xarriiqdani ay u jirto bar kasta oo ku taalla toobineed oo loo qaybiyey fogaanta ay barmaguuraan ah u jirto bar taasi waa saami madoorsoome ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeedshe ↴
saab | kulmis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg