Jeedwa

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Neefka birta la baxsada ee habeen ama maalin kaddib la arko isagoo dhintay, dabadeed la qasho oo la cuno.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeedwa


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg