Jeegaxiir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Timaxiir; jeego xiiridda. 2. (-rro, m.dh) Nin dhallinyaro ah oo aan weli guursan.


Jeegaxiir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Timaxiirid; timajarid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeegaxiir


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg