jeelbixid
(m.f.dh)eeg jeelbax². ld jeelbax¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeelbixid ↴
jeelbax [m.l]
1. Wax jeelka bi'iya. 2. J. ah: xoolo dhanaan ku filan cunay. 3. ld jeelbixid.
jeelgoo [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-gooyay, -goysay)
Xiisag-goyn; jeelbixid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg