jeenso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Dib ama dhinac wejiga ama oogada u duwid. 2. U j.: wax mudnaanta koowaad siin. ld jeeso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeenso

jeensasho [m.dh]
eeg jeenso. ld jeensad, jeensi, jeesad, jeesasho, jeesi.

jeeso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld jeenso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg