Jeeqaaq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Daymo dhinac wax loo dayo. 2. Rajayn wax la rajeeyo.


Jeeqaaq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. Wax rajayn. 2. Dhinac wax u dayid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeeqaaq

jeeqaaqid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg