Jeerjeer
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Nooc libaax badeedka ka mid ah oo la cuno. 2. Maqal yaryar oo loo kobciyo in la qasho. 3. Nooc ka mid ah garbasaaraha haweenka oo khafiif ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeerjeer ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

