jibakeen
(m.l)

ld jibakeenid.

jibakeen
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)

Arrin ama hawl xaqiiqdeeda ka lib keenid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jibakeen

gungaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ka g.: wax ka jibakeenid; ka salgaarid.

jibakeenid [m.f.dh]
eeg jibakeen². ld jibakeen¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg