jibin
(m.dh)

1. Dhadhaabo waaweyn oo adag, cirka ka soo dhaca, kul xambaarsan oo marka ay dhulka ku dhacaan qarxa. 2. Burburka jibinta oo dhulka korkiisa ku soo daata; shiilmadoobe. 3. Yeerta weyn ee ka yeerta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jibin

waajibin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waajibi.

jibindhabad [m.l]
ld jibindhabasho.

jibindhabasho [m.f.dh]
eeg jibindhabo. ld jibindhabad.

jibindhabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Sida jibinta u dhawaaqid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg