jibsin
(m.l) (-nno, m.dh)Farac yar oo qabiil ka soo jeeda; laf; jilib.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jibsin ↴
jebsin [m.dh] (-imo, m.l)
(daaw.) Xubin ka mid ah laf dhabarta oo dhawr ricirood leh. ld jibsin².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg