jiciiro
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-rtay, -ratay)Meel ka fogaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiciiro ↴
jiciirasho [m.f.dh]
eeg jiciiro.
jiciiroobid [m.f.dh]
eeg jiciirow.
jiciirow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Cid wax ceeb weyni gaartay noqosho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg