jicsin
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)ld jiscin¹ (1).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jicsin ↴
jiscin [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. ld jicsin. Cuntada loo qaato safar ama socdaal; Sahay. 2. (-mo, m.dh) Xargaha wadaanta siddada looga dhigo midkood.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg