Jidaal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Socod dheer oo lagu daalo. 2. Daal badan oo ka dhasha socod dheer.


Jidaal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lay, -shay)

1. Socod dheer oo lagu daalo gelid. 2. Socod dheer ku daalid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jidaal

jidaalid | jidaalis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg