Jidcadde
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Waddo baabuurtu marto oo carro adag lagu sameeyey oo aan laami ahayn; jid cad. ld jidcad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jidcadde ↴
jidcad |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

