Jidgabaarre

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Xiddigaha cirir mid ka mid ah. 2. Godadka dayaxu dego midka saddex iyo labaatanaad.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jidgabaarre


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg