Jidiindhuun

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Afka iyo dhuunta oo oon dartiis la qallalaan.


Jidiindhuun

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-uunay, -uuntay)

Harraad awgii afka iyo dhuunta ka qallalid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jidiindhuun

jidiindhuumid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg