Jidiinqallal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Hunguriga oo oon dartii engega. 2. ld jidiinqallalid.


Jidiinqallal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Hunguriga oon dartiis engegid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jidiinqallal

jidiinqallalid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg