Jidyaqaan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Qof dal mareen ah oo waddooyinka si fiican u kala yaqaan; dalyaqaan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jidyaqaan


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg