Jifaa
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-aayaal, m.l/dh)Jirrid jiif u baxda dhulka korkiisa oo xididdo ku yeelata gummudyo yar yar, kuwaas oo geedo cusubi ka soo baxaan xididdadaas.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jifaa ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

