jigo
(m.dh)

Madaxa dadka iyo xayawaanka dhankiisa dambe, meesha ay iska galaan luqunta xaggeeda sare iyo madaxu; jeego.

jigo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gtay, -gatay)

Wiil yar xibintiisa taranka girgikeeda harag kadillaacsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jigo

cinjigod [m.l]
ld ciddigod.

jigasho [m.f.dh]
eeg jigo².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg