Jigre
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)Buntuq waayadii hore la isticmaali jirey oo xabbad kaliyaale ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jigre ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

