Jiic

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(jiic, m.dh) (bot.) Geed abaareed dhirta dhaadheer ka mid ah oo aan qodax lahayn qoryahiisana wax lagu shito.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiic

rawaajiic |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg