jiifid
(m.f.dh)eeg jiif². ld jiif¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiifid ↴
dambacaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Calool u jiifid (qof).
jiif [m.l]
1. Dhinaca oo dhulka la dhigo si loo nasto; Hurdo; seexad. 2. Dhacdiid ama dhabbac ama dhinac loo yaal. 3. ld jiifid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg