Jiifso

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. (f.g) Shay taagnaa dhinac u dhigasho. 2. (f.mg) Hurdo seexasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiifso

jiifsasho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg