Jiiqo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Wax sinnaa meesha ay dhumucdiisu ka yaraato. 2. Dhabar god-naanta dadka iyo xooluhu yeeshaan. 3. Wasaq ama qashin aan kala soocnayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiiqo

ibajiiqo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg