Jiirnax
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Dareen raxmad leh oo qof ku dhasha marka uu arko qof dhibaateysan.
Jiirnax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -nixi)U j.: dareen raxmad leh cid u hayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiirnax ↴
jiirnixid | jirnax | jirnax |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

