Jiitan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Qaadashada muddo dheer ay qaadato arrin wax ka qabashadeed 2. Raad-ka uu reebo wax meel lagu jiidey. 3. ld jiitamid.


Jiitan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

1. Arrin wax ka qabashadeed muddo dheer qaadasho. 2. Wax meel lagu jiidey raad ku reebid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiitan

jiitamid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg