Jikaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Muran lagu diido xaqiiqo jirta; asaraar; canaad. 2. (-rro, m.dh) Baratan huuriyo lagu tartamo.
Jikaar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Xaqiiq jirta ka murmid. 2. Ku j.: Qof inuu wax sameeyo ku khasbid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jikaar ↴
jikaarid | jikaartamid | jikaartan | jikaartan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg