Jilaysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)

Wadaan wax aad u buuxa noqosho.


Jilaysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Wadaan iwm wax aad u buuxa ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jilaysan

buux | jilaysmid | jilaysnaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg