jilbajooji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid jilbaha ku istaajin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jilbajooji

jilbajoojin [m.f.dh]
eeg jilbajooji. ld jilbajoojis.

jilbajoojis [m.l]
ld jilbajoojin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg