jilibdhig
(m.l)1. Caabbinta cadaw si adag la isga caabbiyo. 2. ld jilibdhigid.
jilibdhig
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)U j.: cadaw si adag u caabbiyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jilibdhig ↴
jilibdhigasho [m.f.dh]
eeg jilibdhigo.
jilibdhigid [m.f.dh]
eeg jilibdhig². ld jilibdhig¹ (2).
jilibdhigo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
U j.: arrin si deggan uga baaraanndegid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg