Jiliblaab

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Fariisinta hal, in rati abaahiyo loo faariisiyo. 2. Nasasho yar oo lagu daalgooyo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiliblaab


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg