jilicso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax jileec ka dhigasho. ld jilciso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jilicso ↴
jilciso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld jilicso.
jilicsasho [m.f.dh]
eeg jilicso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg