Jimirric

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Naxariis; turaal; jimiimic.


Jimirric

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

U j.: cid naxariis iyo turaal u gelid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jimirric

jimirricid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg