jimleyso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

1. Wax si jumla ah u gadasho. 2. Xisaab isku darsasho. ld jamleyso, jumleyso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jimleyso

jamleyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld jimleyso.

jimleysasho [m.f.dh]
eeg jimleyso. ld jamleysad, jamleysasho, jamleysi, jim-leysad, jimle.

jumleyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld jimleyso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg